JAMACADA CULUMTA BADA IYO KALUUMAYSIGA EE BERBERA

jamacada culuumta bada iyo kaluumaysiga ee berbera, waxa la aasaasay 2005tii, kadib fakir ku dhashay aqoonyahano udhashay gobolka saaxil,
waana mid ka mid ah jaamacda ah dawlada(public), maadaama oo baahi weyn loo qabay culumta bada iyo kaluumysiga, gud ahan gaar ahan magalada berbera, waxay keentay inla sameeyo jamacadan. laga soo bilaabo maalintii la yagleelay jamacda ilaa maanta waxay soo martay marxalado kala duwaan,sanadba sanadka ka dambeysa waxay ku talaabsataa horumar dhanka waxbarshada ah, iyo dhanka qalabka iyo adawaatka waxbarshada fududeeya ah.
faaiidooyinka laga dhaxlay jaamacdan.
1) horumarka laga sameeyay dhanka aqoonta <ref>kaluumysiga<kalummaysiga somaliland>, taas oo sabbtay in qofka kaluumaysna uu garnayo sida loo kalumysto, qalabka lagu kalumaysto iyo sida ugu haboon ee loo iiibgeeyo.
2) maadaama oo ay jamacadani yahay mida keli ah ee nooceda ah ee ku taala somaliland, waxa lagu bixiyaa kuliyado ka duwan kuwa ay bixiyaan jamacadha kali, taas oo keenatay in la helo dad badn oo kalumaysiga iyo bada aqooon uleh.
<ref>berbera maritime and fishery academy.</berbera maritime an fishery academy>
 
< Prev   Next >