Xudun

Xudun waa degmo ku taal dacalka ama geeska nugaaleed ee gobolka Sool waa degmo qaybisa dhinaca dhulka loo yaqaan sool ee kamalayda ah iyo Dooxada Nugaaleed iyo weliba dhinaca Waqooyi ay dugsato Dekaanka Karamaanta loo yaqaan ee aan dhirta lahayn.
 
< Prev   Next >